Wasiirka amniga gudaha & taliyaha NISA oo ka qeyb galay kulan su’aalo lagu weydiiyey (Sawirro)

Guddiga arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kullan looga hadlayay arrimaha amniga iyo xaaladda amniga hadda uu marayo waxay la yeesheen Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow iyo Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida iyo sirdoonka Qaranka “NISA” Xuseen Cusmaan Xuseen. Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga arrimaha Gudaha iyo Amniga … Continue reading Wasiirka amniga gudaha & taliyaha NISA oo ka qeyb galay kulan su’aalo lagu weydiiyey (Sawirro)